Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 13:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo alaabteeda dhaca ah oo dhanna waxaad ku soo ururisaan jidka dhexdiisa, oo waa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah dhammaan u gubtaan magaalada iyo alaabteeda oo dhanba, oo weligeed waxay ahaan doontaa tuulmo, oo mar dambena lama dhisi doono.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 13

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 13:16 macnaha guud