Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa, oo wax alla wixii aad gacanta ku qabataan oo uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyey waa inaad ku faraxdaan idinka iyo reerihiinnuba.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 12

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 macnaha guud