Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo ay idinka fog tahay, markaas waa inaad lo'diinna iyo adhigiinna uu Rabbigu idin siiyey wax uga qalataan sida aan idinku amray, oo waa inaad irdihiinna gudahooda ku cuntaan in alla inta nafsaddiinnu doonayso.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 12

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 12:21 macnaha guud