Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin idiinma bannaana inaad irdihiinna gudahooda ku cuntaan meeltobnaadka hadhuudhkiinna, ama kan khamrigiinna, ama kan saliiddiinna, ama curadyada lo'diinna iyo adhigiinna, ama wax alla wixii aad nidartaan, amase qurbaannada aad ikhtiyaarkiinna u bixisaan, amase qurbaanka aad gacanta sare ugu qaaddaan,

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 12

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 12:17 macnaha guud