Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

de markaas meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu u dooranayo in magiciisu ku jiro waa inaad wada keentaan wixii aan idinku amrayo oo dhan, kuwaas oo ah qurbaannadiinna la gubo, iyo allabaryadiinna, iyo meeltobnaadyadiinna, iyo qurbaanka aad gacanta sare ugu qaaddaan, iyo wax walba oo wanaagsan oo aad Rabbiga u nidartaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 12

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 12:11 macnaha guud