Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad jeclaataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waa inaad had iyo goor dhawrtaan waxa loo dhawri lahaa, iyo qaynuunnadiisa, iyo xukummadiisa iyo amarradiisaba.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 11

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 11:1 macnaha guud