Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sharciga Kunoqoshadiisa 10:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waagaas ayaa Rabbigu qabiilka reer Laawi u soocay inay sanduuqa axdiga Rabbiga qaadaan, iyo inay Rabbiga hortiisa istaagaan oo ay isaga u adeegaan, iyo inay magiciisa ku duceeyaan, ilaa maantadan la joogo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 10

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 10:8 macnaha guud