Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 6:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaga qudhiisa ayaa dhisi doona macbudka Rabbiga, oo isagu ammaantuu sidan doonaa, oo carshiga ayuu ku dul fadhiyi doonaa oo ku talin doonaa. Wuxuu ahaan doonaa wadaad carshigiisa ku dul fadhiya, oo labadoodaba waxaa u dhaxayn doona taladii nabaadiinada.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 6

arki Sekaryaah 6:13 macnaha guud