Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii maxaabiista loo kaxaystay waxaad ka soo waddaa Xelday iyo Toobiyaah iyo Yedacyaah, oo isla maalintaasba kaalay, oo waxaad gashaa guriga Yoosiyaah ina Sefanyaah oo ay joogaan kuwii Baabuloon ka yimid.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 6

arki Sekaryaah 6:10 macnaha guud