Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu igu yidhi, War maxaad aragtaa? Oo aniguna waxaan idhi, Waxaan arkaa oo u jeedaa laambad wada dahab ah, oo maddiibaddeedana iyaday kor sarantahay, oo toddobadeeda laambadood ee yaryarna way kor yaalliin, oo waxaa jira toddobada tuubbo oo ku socota laambad yar oo kasta oo ku kor taal.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 4

arki Sekaryaah 4:2 macnaha guud