Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 4:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal yaa quudhsaday maalinta waxyaalaha yaryar? Waayo, iyagu way rayrayn doonaan, oo waxay arki doonaan xadhigga miisaanka oo ku jira gacanta Serubaabel, waana toddobadan oo ah indhihii Rabbiga. Iyagu dhulka oo dhan ayay hore iyo dibba u fiiriyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 4

arki Sekaryaah 4:10 macnaha guud