Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Haddaad jidadkayga ku socotid, oo aad amarkayga xajisid, markaas waxaad xukumi doontaa gurigayga, oo weliba waxaad dhawri doontaa barxadahayga, oo anna kuwa halkan taagan dhexdooda ayaan kaa siin doonaa meel aad soo gashid.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 3

arki Sekaryaah 3:7 macnaha guud