Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 14:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xataa dheri kasta oo Yeruusaalem dhex yaal iyo mid kasta oo dalka Yahuudah dhex yaalba quduus buu u ahaan doonaa Rabbiga ciidammada, oo kuwa allabariga bixiya oo dhammu way iman doonaan oo intay qaataan ayay wax ku karsan doonaan, oo wakhtigaas ka dib mid reer Kancaan ahu guriga Rabbiga ciidammada kuma jiri doono.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 14

arki Sekaryaah 14:21 macnaha guud