Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 14:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, quruumaha oo dhan waan u soo wada ururin doonaa inay Yeruusaalem la diriraan, oo magaalada waa la qabsan doonaa, guryahana waa la dhici doonaa, naagahana waa la kufsan doonaa, oo magaalada badhkeedna maxaabiis ahaan baa loo kaxaysan doonaa, laakiinse dadka intiisii hadhay magaalada lagama baabbi'in doono.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 14

arki Sekaryaah 14:2 macnaha guud