Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 14:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dalka oo dhammuna wuxuu u rogman doonaa sida Caraabaah, tan iyo Gebac iyo ilaa Rimmoon oo Yeruusaalem xagga koonfureed ka jirta. Oo Yeruusaalemna kor baa loo qaadi doonaa oo waxay iska degganaan doontaa meesheeda, tan iyo iridda Benyaamiin iyo ilaa meesha iridda kowaad, iyo ilaa iridda geeska ku taal, iyo tan iyo munaaradda Xananeel iyo ilaa boqorka macsarooyinkiisa khamriga.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 14

arki Sekaryaah 14:10 macnaha guud