Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha ahaanina sidii awowayaashiin oo kale, kuwaasoo ahaa kuwii ay nebiyadii hore ku qayliyeen oo ay ku yidhaahdeen, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Hadda ka soo noqda jidadkiinna sharka ah iyo falimihiinna sharka ahba, laakiinse Rabbigu wuxuu leeyahay, Iyagu ima ay maqlin, oo innaba ima ay dhegaysan.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 1

arki Sekaryaah 1:4 macnaha guud