Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sekaryaah 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay u jawaabeen malaggii Rabbiga oo geedaha hadaaska ah dhex taagnaa oo waxay ku yidhaahdeen, Dhulkii hore iyo dibba waannu u dhex marnay, oo bal eeg, dhulkii oo dhammu wuu deggan yahay oo wuu xasilloon yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 1

arki Sekaryaah 1:11 macnaha guud