Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 3:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtigaas uma aad ceeboobi doontid falimahaaga oo dhan, kuwaas oo aad igaga xadgudubtay, waayo, markaas waxaan dhexdaada ka bixin doonaa kuwaaga kibray oo isfaaninaya, oo adna mar dambe ku madax weynaan maysid buurtayda quduuska ah.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 3

arki Sefanyaah 3:11 macnaha guud