Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 2:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xeebta waxaa yeelan doona kuwa dadka Yahuudah ka hadhay. Iyana adhyahooda ayay halkaas daaqsan doonaan, oo fiidkiina waxay jiifsan doonaan guryihii reer Ashqeloon, waayo, Ilaaha Rabbigooda ah ayaa iyaga soo booqan doona, oo maxaabiistoodiina wuu soo celin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 2

arki Sefanyaah 2:7 macnaha guud