Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 2:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tanu waa magaaladii faraxa badnayd oo feyigla'aanta ku degganayd, oo qalbiga iska tidhi, Anigaa ah, oo aniga mooyaane mid kale ma jirto. Waxay noqotay cidla iyo meel dugaag ku hoydo! Mid kasta oo agteeda soo maraaba wuu ku foodhyi doonaa oo gacanta quudhsasho la ruxi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 2

arki Sefanyaah 2:15 macnaha guud