Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ah hortiisa ku aamus, maxaa yeelay, maalintii Rabbigu waa soo dhow dahay, waayo, Rabbigu waa diyaariyey allabari, oo martidiisiina quduus buu ka dhigay.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 1

arki Sefanyaah 1:7 macnaha guud