Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 1:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas ayaan Yeruusaalem laambado ku baadhi doonaa, waanan ciqaabi doonaa dadka gufarkooda isaga fadhiyey sida khamri deggan oo kale, oo qalbigooda iska yidhaahda, Rabbigu wax wanaagsan samayn maayo, wax shar ahna samayn maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 1

arki Sefanyaah 1:12 macnaha guud