Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Sefanyaah 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Isla maalintaas qaylo dhawaaqeed ayaa ka yeedhi doona Iridda Kalluunka, oo magaalada inteeda labaadna waxaa ka yeedhi doonta baroor, kurahana waxaa ka yeedhi doona daryaan weyn.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 1

arki Sefanyaah 1:10 macnaha guud