Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna waxaa Daa'uud u yimid Mefiiboshed, oo ahaa ina Yoonaataan, ina Saa'uul, oo intuu wejiga u dhacay ayuu u sujuuday. Kolkaasaa Daa'uud yidhi, War Mefiiboshedow. Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Way kan anoo addoonkaaga ah.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 9

arki Samuu'eel Labaad 9:6 macnaha guud