Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu kaloo laayay reer Moo'aab, oo intuu dhulka jiifiyey ayuu xadhig ku qiyaasay, oo markaasuu laba xadhig wuxuu u qiyaasay in la dilo, xadhig buuxana wuu la hadhay iyagoo nool. Oo reer Moo'aabna addoommay Daa'uud u noqdeen, oo baad bay u keeneen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 8

arki Samuu'eel Labaad 8:2 macnaha guud