Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 8:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu Edom dhex dhigay rugo askareed; oo Edom oo dhanna wuxuu dhex dhigay rugo askareed, oo reer Edom oo dhammuna Daa'uud bay addoommo u noqdeen. Oo Rabbiguna Daa'uud guul buu siiyey meel kastoo uu tegeyba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 8

arki Samuu'eel Labaad 8:14 macnaha guud