Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Daa'uud iyo reer binu Israa'iil oo dhammuna Rabbiga hortiisay ku cayaareen iyagoo haysta cayn kasta oo alaabta muusikada ah oo ah qori beroosh la yidhaahdo, oo alaabtaasu waxay ahaayeen kataarado, iyo shareerado, iyo dafaf, iyo shuguxshugux iyo suxuun laysku garaaco.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 6

arki Samuu'eel Labaad 6:5 macnaha guud