Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 6:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu sanduuqii Rabbigu soo galay magaaladii Daa'uud ayaa Miikaal oo ahayd ina Saa'uul dariishadda wax ka fiirisay, oo waxay aragtay Boqor Daa'uud oo boodboodaya oo Rabbiga hortiisa ku cayaaraya; markaasay quudhsatay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 6

arki Samuu'eel Labaad 6:16 macnaha guud