Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorkii iyo raggiisiiba waxay tageen Yeruusaalem, inay ku duulaan reer Yebuus oo ahaa dadkii dalka degganaa, kuwaasoo la hadlay Daa'uud oo ku yidhi, Adoo kuwa indhaha la' iyo curyaannada qaada mooyaane halkan iman maysid, waayo, waxay u maleeyeen inuusan Daa'uud halkaas iman karin.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 5

arki Samuu'eel Labaad 5:6 macnaha guud