Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 5:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud Rabbiga wax weyddiiyey, oo yidhi, Miyaan reer Falastiin ku kacaa? Miyaad ii soo gacangelinaysaa? Markaasaa Rabbigu wuxuu Daa'uud ku yidhi, Haah, ku kac, waayo, hubaal reer Falastiin waan kuu soo gacangelinayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 5

arki Samuu'eel Labaad 5:19 macnaha guud