Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Falastiinna markay maqleen in Daa'uud loo subkay inuu boqor u ahaado reer binu Israa'iil ayay reer Falastiin oo dhammu u soo baxeen inay Daa'uud doondoonaan; oo Daa'uudna taas wuu maqlay, markaasuu dhufayskii hoos ugu dhaadhacay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 5

arki Samuu'eel Labaad 5:17 macnaha guud