Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Iishboshed madaxiisii ayay Daa'uud ugu keeneen Xebroon, oo waxay boqorkii ku yidhaahdeen, Bal eeg madaxii Iishboshed ee uu dhalay Saa'uul kii cadowgaaga ahaa oo doonayay inuu nafta kaa qaado; haddaba sayidkaygiiyow, boqorow, Rabbigu maanta waa kaaga aar guday Saa'uul iyo farcankiisiiba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 4

arki Samuu'eel Labaad 4:8 macnaha guud