Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 4:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yoonaataan ina Saa'uul wuxuu lahaa wiil curyaan ah. Oo isagu shan jir buu ahaa markii war ku saabsan Saa'uul iyo Yoonaataan Yesreceel laga keenay, ee ay naagtii isaga dhawraysay kor u qaadatay, oo carartay. Oo intay ku degdegaysay inay cararto ayuu ka dhacay, oo markaasuu curyaan noqday. Oo magiciisuna wuxuu ahaa Mefiiboshed.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 4

arki Samuu'eel Labaad 4:4 macnaha guud