Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Saa'uul wiilkiisii Iishboshed ahaana wuxuu lahaa laba nin oo askartiisa saraakiil u ahaa. Mid magiciisu wuxuu ahaa Bacanaah, oo kan kale magiciisuna wuxuu ahaa Reekaab, oo waxayna ahaayeen ilmo Rimmon kii reer Bi'irod, oo waxayna ahaayeen reer Benyaamiin (waayo, Bi'irod waxaa lagu tiriyey reer Benyaamiin,

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 4

arki Samuu'eel Labaad 4:2 macnaha guud