Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 4:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daa'uud amray raggiisii dhallinyarada ahaa, wayna dileen iyagii, oo waxay ka jareen gacmihii iyo cagihii, oo ka soo lalmiyeen balliga Xebroon ku yaal agtiisa. Laakiinse Iishboshed madaxiisii intay qaadeen ayay ku aaseen qabrigii Abneer oo Xebroon ku yiil.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 4

arki Samuu'eel Labaad 4:12 macnaha guud