Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 3:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abneer aad ugu cadhooday erayadii Iishboshed, oo wuxuu yidhi, Anigu ma waxaan ahay madax eey oo reer Yahuudah leeyihiin? Bal maanta raxmad baan tusayaa reerkii aabbahaa Saa'uul, iyo walaalihiis, iyo saaxiibbadiis, oo adigana kuuma aan gacangelin Daa'uud, oo weliba maanta waxaad igu eedaynaysaa wax ku saabsan naagtan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 3

arki Samuu'eel Labaad 3:8 macnaha guud