Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 3:38-39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

38. Oo boqorkii wuxuu addoommadiisii ku yidhi, War miyeydnaan ogayn maanta inuu reer binu Israa'iil ku dhex dhintay amiir iyo nin weyn?

39. Oo anigu maanta in kastoo lay boqray, waan taag yarahay; oo nimankan ay Seruuyaah dhashay ayaa iga xoog badan. Kii shar sameeya Rabbigu ha ugu abaalgudo sida sharkiisu yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 3