Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 3:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Abneer Daa'uud ku yidhi, Anigu waan kacayaa, waanan tegayaa, oo reer binu Israa'iil oo dhanna waan kuu soo wada ururin doonaa, boqorow, sayidkaygiiyow, inay axdi kula dhigtaan oo adna aad xukuntid in alla intii naftaadu doonayso. Markaasaa Daa'uud Abneer iska diray; oo isna nabad buu ku tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 3

arki Samuu'eel Labaad 3:21 macnaha guud