Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Waa hagaag; heshiis baan kula dhiganayaa, laakiinse wax baan kaa doonayaa, taasuna waxaa weeyaan, markaad ii timaadid waa inaadan i hor iman adoo marka hore Miikaal oo ah ina Saa'uul i soo hor taaga mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 3

arki Samuu'eel Labaad 3:13 macnaha guud