Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 3:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaba waxaa jiray dagaal dheer oo dhex maray reer Saa'uul iyo reer Daa'uud; oo Daa'uudna waa sii xoog badnaanayay, laakiinse reer Saa'uul way sii xoog yaraanayeen.

2. Oo Daa'uudna wiilal baa ugu dhashay Xebroon. Curadkiisu wuxuu ahaa Amnoon, oo waxaa dhashay Axiinocam tii reer Yesreceel.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 3