Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 24:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii ku yidhi Yoo'aab oo ahaa sirkaalkii ciidanka oo isaga la joogay, Horay iyo dib u dhex mar qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan, tan iyo Daan iyo ilaa Bi'ir Shebac, oo dadka soo tiriya si aan u ogaado dadka tiradiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 24

arki Samuu'eel Labaad 24:2 macnaha guud