Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 24:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Gaad baa Daa'uud u yimid, oo intuu u warramay ayuu ku yidhi, Toddoba sannadood dalkaaga abaari ma kuugu soo degtaa? Mase saddex bilood baad cadaawayaashaada ka cararaysaa iyagoo ku eryanaya? Mase saddex maalmood baa belaayo dalkaaga lagu soo dejiyaa? Haddaba tasho, oo ka fiirso jawaabta aan u celiyo kii i soo diray.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 24

arki Samuu'eel Labaad 24:13 macnaha guud