Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 23:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kaas dabadiisna waxaa jiray Elecaasaar ina Dooday, oo ahaa reer Axoo'ax, oo kaasu wuxuu ahaa saddexdii nin oo Daa'uud la jirtay midkood, markay caayeen reer Falastiin oo halkaas isugu urursaday inay la diriraan, oo ay dadkii reer binu Israa'iilna mar hore sii tageen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 23

arki Samuu'eel Labaad 23:9 macnaha guud