Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 23:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Benaayaah ina Yehooyaadaac, oo uu dhalay nin xoog weyn oo reer Qabse'eel ahu, kaasoo sameeyey falimo waaweyn, wuxuu dilay labadii wiil oo Arii'eel kii reer Moo'aab, oo haddana wuu tegey oo libaax buu god ku dhex dilay wakhtiga barafka,

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 23

arki Samuu'eel Labaad 23:20 macnaha guud