Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 23:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isaga dabadiisna waxaa jiray Shammaah oo ahaa ina Agee oo qoladiisuna ahayd reer Haraarii. Oo reer Falastiinna waxay isu soo wada urursadeen inay soo dhacaan meel misir ka buuxo, oo dadkiina waxay ka carareen reer Falastiin.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 23

arki Samuu'eel Labaad 23:11 macnaha guud