Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 21:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yiishbii Benob, oo ka mid ahaa wiilashii Rafaa, oo miisaanka warankiisu ahaa saddex boqol oo sheqel oo naxaas ah, oo seef cusubuna dhexday ugu xidhnayd, ayaa damcay inuu Daa'uud dilo.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 21

arki Samuu'eel Labaad 21:16 macnaha guud