Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 20:23-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Haddaba Yoo'aab wuxuu u sarreeyey ciidanka reer binu Israa'iil oo dhan; Benaayaah oo ahaa ina Yehooyaadaacna wuxuu u sarreeyey reer Kereetiim iyo reer Feleetii.

24. Oo Adoraamna wuxuu ahaa kan baad qaada, Yehooshaafaad oo ahaa ina Axiiluudna wuxuu ahaa kan taariikhda dhiga,

25. oo Shewaana karraani buu ahaa, Saadooq iyo Aabyaataarna wadaaddo bay ahaayeen,

26. oo Ciiraa oo reer Yaa'iir ahaa isna Daa'uud buu wadaad u ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 20