Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 20:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse xaaladdu saas ma aha. Nin ka yimid dalka buuraha leh oo reer Efrayim, oo magiciisa la yidhaahdo Shebac ina Bikrii ayaa gacanta u qaaday boqorka Daa'uud ah. Haddaba isaga keliya ii soo gacangeliya, oo anna magaalada waan ka tegayaa. Markaasaa naagtii waxay Yoo'aab ku tidhi, Bal eeg, madaxiisii ayaa derbiga lagaaga soo tuurayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 20

arki Samuu'eel Labaad 20:21 macnaha guud