Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 2:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna Abneer wuxuu u dhawaaqay Yoo'aab, oo ku yidhi, War seeftu miyey weligeed baabbi'inaysaa? Ugudambaystase inay qadhaadh noqonayso sow ma ogid? Haddaba ilaa goormay noqonaysaa markaad dadka kala hadlayso inay ka hadhaan walaalahooda ay eryanayaan?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 2

arki Samuu'eel Labaad 2:26 macnaha guud