Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Samuu'eel Labaad 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Habase yeeshee wuu diiday inuu gees uga leexdo; sidaas daraaddeed Abneer waranka dabadiisii ayuu caloosha kaga dhuftay, warankiina dib buu uga mudhbaxay; markaasuu halkaas ku dhacay, oo isla meeshaasuu ku dhintay; oo in alla intii soo gaadhay meeshii Casaaheel ku dhacay oo ku dhintay way wada istaageen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 2

arki Samuu'eel Labaad 2:23 macnaha guud